Non ti piace? Non importa! Puoi restituire gli articoli fino a 30 giorni
Non puoi sbagliarti con un buono regalo. Con il buono regalo, il destinatario può scegliere qualsiasi prodotto della nostra offerta.
Fino a 30 giorni per il reso
❝Qoraaga Buuggan waxa uu si qiimo leh u dul istaagay tarjumaadda kitaabka "Arbaciin al-Nawawiyah", kaas oo ah ururin barakaysan oo xambaarsan afartan xadiis oo jaami' ah, kuwaas oo ku wareegaya mabaadi'da waaweyn iyo qawaaniinta asaasiga ah ee ay diinta Islaamku ku taagan tahay.
Tarjumaaddan af-Soomaaliga ahi waxay ku soo beegantay xilli baahi weyn loo qabo in lagu tarjumo kutubta saldhigga u ah cilmiga shareecada, si ay dadka Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada iyo ardayda ugu helaan faham dhow oo sax ah, kuna
akhristaan luqaddooda hooyo"
- Shaykh Professor Dr Cali Maxamed Saalax