Non ti piace? Non importa! Puoi restituire gli articoli fino a 30 giorni
Non puoi sbagliarti con un buono regalo. Con il buono regalo, il destinatario può scegliere qualsiasi prodotto della nostra offerta.
Fino a 30 giorni per il reso
Buugga Kalahaadkii Muqdisho ee laga tarjimay buuggii afka Ingriiska ku qoraa ee Out of Mogadishu ee ka hadlayay bilowgii dagaalkii sokeeya ee Moqdisho ka qarxay 30kii bishii Dhiseembar 1990.
Bilowgiiba, dagaalkii Moqdisho waxa u muddo yar gudaheed ku saameeyay dadkii ku noolaa magaalada. Colaadda oo markii hore u dhaxaysay dawladda Kacaanka iyo jabhadaha, gaar ahaan jabhadda USC, maalmo aan badnayn bay isu beddeshay colaad dabar goosatay oo saamaysay dhammaan dadka Soomaaliyeed. Waxay noqotay colaad dhiig badan ku daatay oo xitaa aan la badbaadin birmagaydada. Ugu danbayn colaaddu waxa ay xadka diinta iyo dadnnimadaba ka gudubtay markay ka dhex qaraxday beelaha waaweyn ee Soomaalida.
Ciao! Sono Libroamiko, il tuo consulente di libri.
Come posso aiutarti?