Non ti piace? Non importa! Puoi restituire gli articoli fino a 30 giorni
Non puoi sbagliarti con un buono regalo. Con il buono regalo, il destinatario può scegliere qualsiasi prodotto della nostra offerta.
Fino a 30 giorni per il reso
Buuggan waxa uu weeleeyey sheekooyin-fanneed si farshaxanimo sarre leh u iftiiminaya wacyiga nololeed ee dhallinyaradda Soomaalida. Waxaanu xambaarsan yahay sheekooyin dareen- taabad leh, oo naftaada kaga tagaya fakar dheer iyo falsafado ugub ah.
Waa muuqaalo xallad iyo xanuun badan oo ku suntan dhacdooyin
maalinle ah oo ay aallaba dhagahaagu maqlaan ama dhaayahaagu arkaan.
Dhab ahaantii ma aha is-moodsiis iyo is- yeel-yeel, waa se xus iyo xasuusin.
Waa maskax-maalid, murti curin iyo maalin-qadin nafeed.
Ciao! Sono Libroamiko, il tuo consulente di libri.
Come posso aiutarti?